Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Masaajid xilli Salaad lagu jiray (Sawirro)

Qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay gudaha masjid weyn oo ku yaalla magaaladda Peshawar ee dalka Pakistan, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Nin waxyaabaha qarxa isku soo xiray ayaa la sheegay in uu qarxay xilli salaada duhur lagu jiray, waxa uuna qaraxan xooggan ka dhacay safka hore ee … Continue reading Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Masaajid xilli Salaad lagu jiray (Sawirro)